Kiradaydu waa $850 toddobaadkiiba… markaa lacagtii Centrelink oo dhan kirada ayay ku baxday. Ma keydsado wax, wax kayd ahna ma lihi. Lacagta dheeraadka ah waxa iga caawiya waalidkay haddii wax soo baxaan— sida marka baabuurka taayir ka fadhiistoInkasta oo heerarka dulsaarka ee deynta guryaha la iibsado ay hooseysey muddo, haddana waxaa weli gudaha Australia ku yar, haddiiba la helana lacagta kiradu qaali ku tahay, guryaha kirada ah. Magaalada Perth ayaa hadda ah meesha celcelis ahaan ugu kiro qaalisan.
Published
By Christopher Tan
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode content
Share this with family and friends
Inkasta oo heerarka dulsaarka ee deynta guryaha la iibsado ay hooseysey muddo, haddana waxaa weli gudaha Australia ku yar, haddiiba la helana lacagta kiradu qaali ku tahay, guryaha kirada ah. Magaalada Perth ayaa hadda ah meesha celcelis ahaan ugu kiro qaalisan.