Source: SBS SomaliXubno ka tirsan Jaaliyada Melbourne ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku taageeray Zahra Mustaf oo uu taagan doorashada federalka dalkan Australia gaar ahaan kursiga Jaga Jaga ee woqooyiga Melbourne.
Xubno ka tirsan Jaaliyada Melbourne ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku taageeray Zahra Mustaf oo uu taagan doorashada federalka dalkan Australia gaar ahaan kursiga Jaga Jaga ee woqooyiga Melbourne.