NSW Health has expanded its vaccine rollout to encompass new priority groups. Source: Getty Images North AmericaWali waxaa socda wacyi galinta tallaalka iyadoo hadda ay suurogal tahay in dadku ay fool ka fool u kulmaan. Ururka Somali Healthcare professionals ayaa qabtay kulankoodii ugu horeeyay sidii loo qaaday xanibaadaha.
Wali waxaa socda wacyi galinta tallaalka iyadoo hadda ay suurogal tahay in dadku ay fool ka fool u kulmaan. Ururka Somali Healthcare professionals ayaa qabtay kulankoodii ugu horeeyay sidii loo qaaday xanibaadaha.