Laanqayrta cas (Red Cross) qaybteeda deeqaha dhiigga oo raadinaysa dad dhiiggooda ku deeqa

Australian Red Cross Lifeblood has issued an immediate appeal for thousands of people to donate blood or plasma. Source: AAP
Red Cross qaybteeda Lifeblood yaa dadka Australia ugu baaqday dadka Australia inay dhiig ku deeqaan, ka dib markii kumannaan qof oo dhiig ku deeqi lahaa u baaqsadeen COVID-19 awgeed.
Share