Laborka oo kasoo horjeestay isbadalka muwaadinimada
AAP Source: AAP
Dawlada federalka oo u diyaar ah dagaal ay laborka kula gasho hindisaha ay wax uga badalayso sharuucda muwaadinimada. Xisbiga laborka ayaa si aqlabiyad isugu raacay inay kasoo horjeestaan isbadalkan.
Share