A bushfire burns near Dolphin Sands on Tasmania's east coast. Source: TASMANIA FIRE SERVICE
Xukuumada Australia ayaa dhaliilo gudaha kaga imaanaya ku saabsan sida ay u maaraynayso heer-kulka cimilada ee korka usii socda, kaas oo saamayn laleh dababka Australia halakeeyay, balse dhankeeda xukuumada Morrison ayaa difaacaysa qorshayaalka ay qaateen.