Ma qaadatay tallaalka sadexaad (booster)?

Source: SBS Somali
Iyadoo shacabka Australia ee da'doodu ka wayn tahay 16 sano ee qaatay labada tallaal ay gaareen 95%, waxaa socda dadaal lagu doonayo in dadku qaataan tallaalka sadexaad (booster) iyo in caruurta u dhaxaysa 5 illaa 11 sano la tallaalo.
Share