June 22, 2026: Argentina forward Lionel Messi celebrates his history-making goal during FIFA World Cup group stage action between Argentina and Austria at Dallas Stadium in Arlington, Texas. Source: SIPA USA / Michael Dorn/Cal Sport Media/Sipa USA/AAP Image
Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexley, halka Kylian Mbappé iyo Erling Haaland ay min labo gool ku hoggaamiyeen guulo waaweyn oo ay gaareen xulalkoodu.