Booliska federalka Australia ayaa nin ku xiray NSW iyadoo lala xariirinayo danbiyo argagixiso. Ninkan oo 42 jir ah ayaan dalban in damaanad lagu siidaayo markii maxkamad lasoo taagay
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

