SKIP TO MAIN CONTENT

Xildhibaanka Manus Island oo ka jawaabay booliska oo garaacay qaxooti.

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: Supplied

Xildhibaanka PNG ee lagasoo doorto Manus Island ayaa ka jawaabay eedo ah in labo magangalyodoon ah ay boolisku garaaceen ayna xireen. Waxaa la sheegay in askartu ay garaaceen labada nin ee Iraniyiinta ah maalinta sanadka cusub ka horaysay.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Xildhibaanka PNG ee lagasoo doorto Manus Island ayaa ka jawaabay eedo ah in labo magangalyodoon ah ay boolisku garaaceen ayna xireen. Waxaa la sheegay in askartu ay garaaceen labada nin ee Iraniyiinta ah maalinta sanadka cusub ka horaysay.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now