Returning passengers from a special Nepal Air flight repatriating Australian and New Zealanders from overseas (AAP Image/Dan Peled) NO ARCHIVING Source: AAP
Australia waxaa dib loo furay in dalka laga dhoofi karo ama ay dadku u soo dhoofi karaan iyagoo aan u baahan doonin inay 14 maalmood karantiil galaan. Waxaa ka waraysanay Yahye Aw Muse oo ka tirsan Oceania Travel Agency.