Maxkamada Jarmal ah oo xukun ku riday askari Suuriyaan ah

Syrian women holding banners after the verdict in front of the court in Koblenz, Germany, Thursday, Jan. 13, 2022. Source: AP
Askarigan ayaa lagu eedeeyay danbiyo ay ka mid yihiin dil, kufsi iyo danbiyo ka dhan ah bina'aadanka oo uu galay mar uu madax ka ahaa xabsi lagu hayay dad siyaasad u xirnaa.
Share