Kulan looga arinsanayo balaarinta tirada baarlamaanka Puntland ayaa Garoowe ka furmay. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalaya oday dhaqameedyada si ay talo uga bixiyaan hindisahan oo hore ay si aqlabiyad ah u diideen baarlaamanku.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
