SBS Somali Source: SBS SomaliDuqa magaalada Melbourne ayaa booqday AMSA oo ah masaajidka wayn ee North melbourne iyadoo doorashada golaha deegaanku ka dhacayso Victoria. Duqa magaalada Melbourne Robert Doyle ayaa jaaliyada Soomaalida u xaqiijiyay inuu taageersan yahay in masaajid laga dhiso bartamaha Melbourne.
Duqa magaalada Melbourne ayaa booqday AMSA oo ah masaajidka wayn ee North melbourne iyadoo doorashada golaha deegaanku ka dhacayso Victoria. Duqa magaalada Melbourne Robert Doyle ayaa jaaliyada Soomaalida u xaqiijiyay inuu taageersan yahay in masaajid laga dhiso bartamaha Melbourne.