Qaar ka mid ah jaaliyada qurbajoogta Puntland ayaa Maslax Guure u doortay inuu noqdo gudoomiye. Tan ayaa imanaysa iyadoo qayb kale oo ka tirsan jaaliyada ay gudoomiye kale doorteen.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

