The Australian government has signed a deal with AstraZeneca for the supply of a COVID-19 vaccine. Source: Getty Images/AAPDawlada federalka ayaa lagu dhaliilay inay aad uga gaabisay inay shirkadaha tallaalka sameeya waqti hore la heshiiyo. Laakiin dawlada ayaa diiday eedahaasi iyadoo sheegtay inay qabtay wax kasta oo awoodeeda ahaa.
Dawlada federalka ayaa lagu dhaliilay inay aad uga gaabisay inay shirkadaha tallaalka sameeya waqti hore la heshiiyo. Laakiin dawlada ayaa diiday eedahaasi iyadoo sheegtay inay qabtay wax kasta oo awoodeeda ahaa.