Fasaxa Schoolka waa waqti ay isku soo banaanaadaan waalidka iyo caruurtu. In loo qaato si faa'iida oogu jirta caruurta ayaa ah mid dadaal iyo waqti badan u baahan. Muxubo ayaa ka waramaysa sida ay u maaraysay oogana faa'iidaysay caruurteeda fasaxa Schoolka.