Cabdirashid Axmed wuxuu ka mid yahay dhalinyarada u tartamaysa baalamaanka Soomaliya. Waxa uu nooga waramay arimaha wax qabadka u baahan ee dalka iyo sababta isaga ku dhalisay inuu u tartamo kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka.