Haweenka Muslimiinta ah oo lagu beegsaday tacadiyo islam nacayb ah
AAP Source: AAP
Haweenka ayaa ugu badan dadka lagu beegsado tacadiyada Islamnacaybka ah. Shacabka Muslimiinta ayaa waxaa aad uga farabadan dadka isku tilmaamay inay Islamka neceb yihiin.
Share