Muslimiinta Australia oo 80% la kulma takoorid

Source: Zaahir Edries (Supplied)
Warbixin laga soo saaray Australian Human Rights Commission ayaa lagu sheegay in dadka muslimiita ah ee Australia, badankoodu la kulmeen nooc takoor ah.
Share
Source: Zaahir Edries (Supplied)