Muxuu yahay waajibaadka aabaha markii qoysku kala tago?

Yusuf Mohaamud, proudly displaying his admission to the Supreme Court of Victoria. Source: Supplied
Waxaa jira waajibaad badan oo saaran waalidka xataa haddii ay reer kala tagaan. Kan ugu muhiimsan waa ka war haynta caruurta dhanka dhaqaalaha iyo korintaba. Qareen Yusuf Mohamud ayaa nooga waramaya waajibaadka dhanka sharciga ee saaran waalidka.
Share