SBS BRAND 2011 Source: Halgan.netMadasha qaran oo shir ugasii socdo Muqdisho. Shirkan ayaa looga arinsanayaa in jadwal cusub ee waqtiga la qabanayo doorashada dib u dhacday. Shirkan ayaa imanayaa iyadoo ay wali jiraan cabashooyin ka dhashay doorashadii xildhibaanada baarlamaanka.
Madasha qaran oo shir ugasii socdo Muqdisho. Shirkan ayaa looga arinsanayaa in jadwal cusub ee waqtiga la qabanayo doorashada dib u dhacday. Shirkan ayaa imanayaa iyadoo ay wali jiraan cabashooyin ka dhashay doorashadii xildhibaanada baarlamaanka.