Asbuuca Dibuheshiisiinta Qaran
SBS BRAND 2011 Source: Getty Images
Asbuuca dibuheshiisiinta Qaran waa waqti loo dabaaldego lana abuuro xushmad u dhaxaysa Aboriginalka,Torres Strait Islanders iyo Shacabka Austrlai intiisa kale. Waxay sidoo kale la xusaa waqtiyo taariiq muhiim u ah dadka dalka loogu yimid sida Aftidii 1967 dii iyo Goa'aankii maxkamada ee Mabo.
Share