Cartoon Muslima oo cusub ayaa ka bilaabmaya Syndey.
SBS Source: SBS
Shirkad Sydney ayaa qorshaynaysa inay bilowdo Caroon Muslim ah sanadka soosocda kaasoo la mid ah kan ABC ka baxa ee Peppa Pig. Ninka Cartoonkan samaynaya ayaa sheegay inuu rajaynayo inuusan caruurta ahayn ee uu bulshada oo dhan baro sida Muslimiintu u nool yihiin.
Share



