Facebook Source: FacebookWaxaa magaalada Melbourne lagaga dhawaaqay ururka kacdoonka Soomaalida. Ururkan ayaa u dooda arimaha dhalinta Soomaalida Melbourne waxayna aad u dhaliilsan yihiin madaxda jaaliyada. SBS ayaa waraysatay Mohamed Hilaal oo loo yaqaan Moha iyo Mohamed Xarbi
Waxaa magaalada Melbourne lagaga dhawaaqay ururka kacdoonka Soomaalida. Ururkan ayaa u dooda arimaha dhalinta Soomaalida Melbourne waxayna aad u dhaliilsan yihiin madaxda jaaliyada. SBS ayaa waraysatay Mohamed Hilaal oo loo yaqaan Moha iyo Mohamed Xarbi