Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Ma jirto cadaymo ku aadan eedaha dhagaysiga Trump

SBS BRAND 2011

SBS BRAND 2011 Source: AAP

Wali ma jiraan cadaymo taageeraya eedaha madaxweyne Donald Trump uu ku sheegay in madaxweynihii ka horeeyay Brack Obama uu dhagaystay isgaarsiintiisa. Waxaa kaloo socda dhagaysi aqalka Congressku ku samaynayo eedo ah in Ruushku ku lug lahaa macluumaad computero laga xada intii uu socday ololihii doorashada.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Wali ma jiraan cadaymo taageeraya eedaha madaxweyne Donald Trump uu ku sheegay in madaxweynihii ka horeeyay Brack Obama uu dhagaystay isgaarsiintiisa. Waxaa kaloo socda dhagaysi aqalka Congressku ku samaynayo eedo ah in Ruushku ku lug lahaa macluumaad computero laga xada intii uu socday ololihii doorashada.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now