Waxaa soo badanayay dhawaan cabashooyin ka soo baxayay Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Turkiga. Waxaan ka waraysanay Farah Cabdulqaadir oo ah suxufi deggan dalkaasi.