Shop around for the best fuel price because there should be no quality difference across petrol retailers. Credit: Morgan Hancock/Getty Images
Darawallada Australia waxay la kulmaan kor u kac iyo isbedbeddel ku yimaadda qiimaha shidaalka. Doorashada shidaal raqiis ahina waxay ku xiran tahay baahida matoorka gaariga, maadaama aanay dhammaan baabuurtu ku habboonayn dhammaan noocyada shidaalka.