SKIP TO MAIN CONTENT

NSW ayaa baaraysa eedo macalimad soo jeedisay oo ku aadan xagjirayn.

SBS
SBS Source: SBS

Wasaarada waxbarashada NSW ayaa baaraysa eedo ay u soo jeedisay macalimad hore iskuul ku yaal galbeedka Sydney. Haweentan ayaa sheegtay in 2014 ardayda qaar ay muujinayeen calaamada ah inay qaldi karaan kooxaha sida Islamic State oo kale ah.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Wasaarada waxbarashada NSW ayaa baaraysa eedo ay u soo jeedisay macalimad hore iskuul ku yaal galbeedka Sydney. Haweentan ayaa sheegtay in 2014 ardayda qaar ay muujinayeen calaamada ah inay qaldi karaan kooxaha sida Islamic State oo kale ah.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now