Ololaha doorashada oo Australia ka bilaabanaya

Chinese-Australian entrepreneur's gift creates a new museum for University of Sydney. Source: University of Sydney
Sanadka soo socda waxaa la filaya in Australia laga qabto doorashada guud ee dalka. Waxaa markiiba bilowday ololaha doorashada iyadoo xisbiyadu soo bandhigayaan siyaasadahooda. Waxaan halkan ku eegaynaa saamaynta bulshada Chinese_Australianka ah ku yeelan karaan doorashada iyadoo khilaaf wayn ka dhexeeyo Australia iyo China.
Share