Cismaan Bariire: Saameynta dababkan waa mid aan horay loo arag.

Source: Mohamed A Madar
Dababka sanadkan Australia ka dhacay ayaa waxa ay noqonayaan kuwa aan horay loo arag, marka laga eega halaaga ay naf iyo maalba u yeesheen. Cismaan Bariire oo cilmiga beeraha ku takhasusay ayaa waraysigan kaga taariikheynaya saamayntooda.
Share