SKIP TO MAIN CONTENT

Hadalka Peter Dutton oo caro abuuray

AAP
AAP Source: AAP

Wasiirka socdaalka Peter Dutton ayaa wajahaya dhaliilo markuu la xariiriyay muslimiinta Lubnaan kasoo jeeda danbiyo argagixiso. Qaar ka mid ah bulshada Lubaan ee Australia ayaa ku baaqaysa inay xilka laga xayuubiyo Mr Dutton kadib hadalka kasoo yeeray.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Wasiirka socdaalka Peter Dutton ayaa wajahaya dhaliilo markuu la xariiriyay muslimiinta Lubnaan kasoo jeeda danbiyo argagixiso. Qaar ka mid ah bulshada Lubaan ee Australia ayaa ku baaqaysa inay xilka laga xayuubiyo Mr Dutton kadib hadalka kasoo yeeray.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now