SKIP TO MAIN CONTENT

Burcad badeed sii daysay markab lagu afduubay xeebaha Soomaaliya.

Hiiraan
Hiiraan Source: Hiiraan

Burcad badeed sii daysay markab batrool waday oo lagu afduubay xeebaha Soomaaliya. Tan ayaa timid kadib markii ciidanka bada ay xabado isdhaafsadeen rag agab u waday raga afddubayaasha. Waxaan ka waraysanay wariye ku sugan caasimada Puntland ee garoowe.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Burcad badeed sii daysay markab batrool waday oo lagu afduubay xeebaha Soomaaliya. Tan ayaa timid kadib markii ciidanka bada ay xabado isdhaafsadeen rag agab u waday raga afddubayaasha. Waxaan ka waraysanay wariye ku sugan caasimada Puntland ee garoowe.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now