Duuliyihii diyaaraduu waday ku dhacday garoonka diyaaradaha Essendon waxaa ku socday baaritaan. Xafiiska amaanka duulimaadyada Australia ayaa waday baaritaan ku aaddan dhacdo ka dhacday buurta Hotham 2015.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

