SKIP TO MAIN CONTENT

Booliska oo 7 qof u xiray weerar argagixiso.

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: AAP

Boolsika Victoria ayaa sheegay inay qabteen 7 qof la sheegay inay ku lug lahaayeen qorshaynta weerar argagixiso oo lagu qaadi lahaa Melbourne maalinta Chrismaska. Boolis aad u hubaysan ayaa howlgalo ka fuliyay guryo ku yaal xaafado woqqoyiga Melbourna ah.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Boolsika Victoria ayaa sheegay inay qabteen 7 qof la sheegay inay ku lug lahaayeen qorshaynta weerar argagixiso oo lagu qaadi lahaa Melbourne maalinta Chrismaska. Boolis aad u hubaysan ayaa howlgalo ka fuliyay guryo ku yaal xaafado woqqoyiga Melbourna ah.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now