Dibadbax loogasoo horjeedo isbadalka dawlada federalka ee dhalashada
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Dibadbaxayaal kasoo horjeeda isbadalada dhalashada dawlada federalka. Dibadbxayaasha ayaa sheegay in sharcigan oo baarlamaanka horyaal uu yahay mid takoor ah.
Share