Askar ka tirsan Puntland ayaa qabsatay kastamka magaalada Garowe iyadoo ka cabanay mushaarooyin aan la siin. Dawlada ayaa dafirtay inaysan ciidanka mushaarkooda siin. Waxaan dhacdadan u danbaysay ka waraysanay wariye ku sugan Garowe.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

