Dawlada Puntland ayaa dafirtay sheegashada Al-shabaab inay laysay askar badan oo Puntland ah. Puntland waxay sheegtay in qasaaraha ay u badnaayeen dad rayid ah.