Xerada Naaru iyo PNG Magangalyadoonka Kujira ayaa u muuqata in looqaado dalka Mareykanka kadib markii dawlada mareykanka ay u ogolaato iney dalkeeda dejiso, safiya oo kamid ah dumarka ku jira xerada Naaruu ayaa u warantay SBS Somali Radio