Filim Festivalkii u horeeyay oo Soomali ah ayaa lagu qabanayaa Perth, WA. Laanta Afsoomaaliga SBS ayaa ka waraysatay Itisan, Kawsar oo ah qabanqaabiyaasha festivalka iyo sidoo kale Liibaan Cagmadhige oo UK degan laguna casuumay Perth.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

