Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Ra'yi aruurin la sheegay in Laborku aad u sareeyo

The latest newspoll suggests the Coalition is ahead of Labor on a two-party preferred basis

Source: AAP

Iyada oo lagu sii siqayo doorashada qaranka ayaa waxaa soo baxay cod aruurintii ugu horaysay sanadkan 2022, mana noqon mid ay dawlada federalku ku faraxday. Haddii cod aruurintan ay run noqoto maalinta doorashada waxaa dalka ka talindoona Laborka. Laakiin saadaalaha doorashdii hore ayaa been noqday.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now