Settlement Guide: Xanaanada ilkaha Australia
SBS BRAND 2011 Source: Getty Images
Caafimaadka afka wuxuu ka turjumaa ama saamyn ku yeeshaa caafimaadka guud ee jirka qofka. Xanaanada ilkaha ayaa aad qaali uga ah Australia laakiin waxaa dariiq aad qarasha ku yarayn karto.
Share