Xaquuqda iyo waajibaadka uu leeyahay qofka guriga kiraysta.
SBS BRAND 2011 Source: Getty Images
Markaad guri kiraysanaysid, dadku waxay leeyihiin xaquuq iyo waajiibaad muhiim ah. Baaritaan cusub ayaa sheegay in qaar badan oo ah ka mid ah dadka guryaha kiraysta ay la kulmaan walaac iyo takoor
Share