Sacuudiga oo loo canbaareeyay dilal ay fulisay
AAP Source: AAP
Kooxaha u dooda xaquuqul binaadanka ayaa ku eedeeyay Sacuudi Carabiya inay xukumada dilka u isticmaalayso sidii hub siyaasadeed. Canbaarayn balaaran ayaa loo soo jeediyay dilala dhawanaa laga fuliyay gobolka bariga Sacuudiga.
Share