Maxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo celisey.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Share this with family and friends

