Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu isticmaalaan soo af-meeridda dagaalka, ballanqaadyadoodiina ay ka dhabeeyaan.