Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee SBS 13 March 20263

Bench - Somali.jpg

Xog cusub oo ay soo saartay Hay’adda Tirakoobka Australia (ABS) ayaa muujinaysa in, in ka badan seddex milyan oo qof oo u dhiganta 7-dii qofba midkood, ay la kulmeen nooc ka mid ah khiyaano lacageed sannadkii la soo dhaafay. Hoggaamiyaha cusub ee dalka Iiraan, Ayatollah Mojtaba Khamenei, ayaa sheegay in uu dalkiisu sii wadi doono weerarrada saldhiggyada Mareykanka ee ku yaalla gobolka Khaliijka



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now