SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka: 19 November 2025

Credit: SBS Audio
Shirkadda Optus oo lagu ganaaxay boqollaal kun oo doollar. Dowladda New South Wales-na dadka ku dhawaaqa hal-ku-dhigyada Nazi-ga ayaa mutaysan kara ganaxyo iyo xabsi.
Share

