Credit: SBSAqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iyo Greens-ka. Israel-na waxay burburisay xaruntii dhexe ee hay'adda qarammada midoobey ee UNRWA ay ku lahayd Qudus.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Aqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iyo Greens-ka. Israel-na waxay burburisay xaruntii dhexe ee hay'adda qarammada midoobey ee UNRWA ay ku lahayd Qudus.