Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese oo soo jeediyey in ninkii walaxda qaraxda ku tuuray debed-baxayaashii Invasion Day sharciga xooggiisa la tuso. Qaybo ka mid ah Australiana waxaa jabay rikoodhadii heer-kulka ee hore u jirey.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Share this with family and friends

